Waxaa farxad inoo ah inaan cajaladaan
u soo saarney dadka soomaliyeed meel walba ay dunida ka joogaan
si aan u kobcino xaga isticmaalka pc yada oo ay usahlanaato inuu
danahiisa ama xaajadiisa uu uga baahan yahay Pcga ku guto isagoo
naftiisa ku kalsoon.
Waxaan ka cudurdaaraan aniga ehel
uma ahayn inaan cajaladaan soo bandhigo laakiin waxaa igu qasbey
labo arimood.
Dhageyso
1-Anigoo ogaadey baahida loo qabo
cajalada noocan oo kale ah inay dadbadan oowalaalo ay anfaci doonto
kana faaideysan doonaan anagaoo kadhigney itus iyo i taabsii kaliya.
2-Waxaa igu qasbey inta yar ee
cilmiga aan ka aqaano(garanaayo) in aan soo bandhigo si waxaa
dhici karta walaalo iga cilmi badan in ay unoqoto tusaale wanaagsan
iyagana halkaas kasii anbaqaadaan.
Fiiro gaar ah:
Walaalaha waxaan ka codsnayaa inaysan wixii talo ama tusaale ama
naseexo ama khaladaad ay igu caawiyaan oo aysan igala bakhiilin
ileyn bani""aadan oo idil wuu gafaa allaah
aya magafe ah.
Waxaan kaloo ka codsnaynaa walaalaha
cajaladaan waabilow waxaan rajaynaynaa inaan soo bandhigo cajalado
kale oo looga faaideysto inta windowska kalaaaban.
Waxaan kaloo soowadnaa cajalado
loogu talagaley in aad noqoto Pc technitation.