Asc wr wb Walaalaha dhamaan waxaan ugu bishaareynaa in aad kusoo kordhinay qaybta sahlaysa farbarashada quraanka marka waxaan rajeynaynaa in laga wada faaideysan doono inshlaah.
Halkan waa Casharada Farbarashada Quraanka waxaa kaloo kuu haynaa Macalin Online ah si fudud caruurtaada u baraayo quraanka kariimka kala xiriir Macalin Online
- Casharka Kowaad Alif
- Casharka Labaad Alif Muraajaco
- Casharka Sadexaad Alif
- Casharka Afaraad – Fatxa 1 – Kordhig1
- Casharka Shanaad Fatxa2 – Kordhig2
- Xarfaha aan waxbo ku darsamin
CASHARADA FARBARKA WAXAY KA KOOBAN YIHIIN
- Alif ilaa Ya
- Kordhiga – Fatxa
- Hoosdhig – Kasrah
- God – Dammah
- Fatxateyn – Labokordhig
- Kasrateyn – Labo Hoosdhig
- Dammahteyn – Labo god
- Reeb kordhiga – Fatxa sukuun
- Reeb hoosdhigan – Kasra sukuun
- Reeb godan – Dammah sukuun
- 5 ta Alif ee quraanka kujira
- Xuruufu Taqaarub sifah
- Laamu qamariyah
- Laamushamsiyah
- Xuruufu Qalqala
- Waaw Cilah Wa Yaa Cilah
- Hamzahu wasli Wa hamzatu Qadhci
- Xuruufu Shaddah
- Dhamaad
DAAWASHO WANAAGSAN
Casharada Farbarashada Quraanka inaad si sahlan uga baran karto somit learning center
wixiii faahfaahin dheerad kala xiriir emailkaas
webmaster@somalicomputer.com