• Barashada Microsoft office 2010

    office2010Asc wr wb Waa Barashada Microsoft Office2010 waxay noqon doonaan casharao xiriirsan oo ardeyda ka faa:aaideysan doonaan inshalaah
    Kaalintaada iyo Computerka ka faa;ideysi wacan.

     

     

     

    Maadadda waxay ka kooban

    • Word
    • Excel
    • Powerpoint
    • Acces
    • Outlook

    [Read More…]

  • Fasalada Onlineka

    Asc wr wb Walaalaha dhamaan waxaan ugu bishaareynaa waxbarasho Online ah oo ay idin soo gudbinayso bahda Kaalintaada & Computerka .
    somitonlinecenterQaabka waxbarashada waa sidaan:

    1. Ardeyga inuu computer haysto
    2. Ardeyga Microphone ama webcamero haysto
    3. .Ardeyga waa in uu qarashkii koorsada labaxay
    4. Ardeyga waa in jadwalkiisa la socdaa.

     

    Maadooyinka waxay ka kooban yihiin

    • Barashada Luuqada Afsoomaliga
    • Barashada Computerka
    • Barashada Luuqada Englishka
    • Farbarashada Quraanka Kariimka

    >> Fadlan Ducadda hanaga iloobin in ilaahay uu na waafijiye waxkastoo kheyr inoogu jiro aduunyadeena iyo aakhiradeena.

    Enter Class                      Gal Galaaska Hadda

    [Read More…]

  • IT Koorso

    Itcourses Microsoft Office 2007/2010/103
    Tababarida Internet Kafeeyada
    Tababarida Shirkadaha Yar yar
    Laptop and Notebook Repair
    Barashada Xirfada Hagaajinta Pc-yada

    Microsoft Office Installation 

    Barashada Camstasia Studiyo Step By stepcamstasiyada

    [Read More…]

  • Dalbasho

    win7

    السلام عليكم Asalaamu Caleykum walaalayaal waxaad Cd-Yadda Keliga is bar computerka waxaad ka dalban kartaa halkaan.

    [Read More…]

  • Webdesign

    webdesign

    >> web design >>

    webdesign macnaheeda ka fahmi kartaa oo in qofka naqshad u sameeyo siduu webkiisa ama webpage uu sameeyo ay u ekaanlahaay waa cilmi ka mid ah cilmiga labarto waxayna u baahntahay sabar iyo in qofka uu alle uga cabsado wuxuu webkiisa saaraayo si aysan aakhiradiisa u galaafan marka hadaad doonayso in aad barato waxaan kaasiinayna fikrad gaaban oo cilmigeena heerka uu gaarsiisan yahay ilaahayna waxaan kabaryeeyna in cilmiga noo kordhiyo waxaa dhici karta in aan sidaad jeceshahay uga hadli waaye laakiin waxaan soo bandhigaayaa kaliya inta ka aqaano kaliya inta kalena waxaad ka doonan doontaa walaalaha nagu dhaamo qaybtaan web design.marka maxaad u baahan tahay hadaad rabto inaad barato waxaa qasab ah in aad wax ka taaqaano luuqada lagu sameeyo webpageyada sida hoos ku xusan
    [Read More…]

  • Barashada Computerka

    Kaalintaad iyo Computerka

    Maadooyinka Lagu Barto Somit IT Center

    • COMPTIA
    • MICROSOFT
    • CISCO
    • ECDL
    • ENGLISH
    • FARBARASHADA QURAANKA
    • AFSOOMAALI
    • BARASHADA DIYAARINTA IMTIXAANKABAABUUR WADISTA
    • THEORY EXAMEN RIJBEWIJS
    • ONLINE CLASS EVERY COURSES
    • BOOK ONLINE 2 CASHAR WAA FREE

    wixiii faahfaahin dheerad kala xiriir emailkaas

                   webmaster@somalicomputer.com

    [Read More…]