Asalaamu caleykum waa KOBCINTA QOYSKA waa muhiimada gaar ayeey Bulashada u leedahay waa mowduuc aad u wanaagsan in reeraha ay kobciyaan 1.aqoontooda dhexdooda oo ay is bartaan labada lamaane 2.Aqoonta caruurtooda 3.Aqoonta diintooda 4.aqoonta ay u leeyihiin alle ku xirnaanaantooda 5.Aqoontooda deris wanaag ah