online

There are 14 comments left Go To Comment

  1. admin / Post Author

    asc wrw b

  2. xasan ibraahim /

    waxan ku farax sanahay inaan kusoo biiro webkan wax barashada ugaarka kaas ooann faaiido badan kahelay
    ilaahay cilmiga haydiin siyaadiyo

    1. admin / Post Author

      welcome xasan Aamiin teen

  3. fahad /

    good website

    1. admin / Post Author

      asc wlc brother

  4. Dekho farah /

    Asc walal magaceygu wa dekho waxan raba inan kuso biro barashad luqada waxan ahay qof waxyar ubilabanyihin mahadsanid

    1. admin / Post Author

      wcs wr wb salaantaas qiimaha badan kadib Luuqada noocee ayaad rabtaa ma Afsoomali mise English waana kaaga mahacelinaaya soo boqashadaada aad na soo booqatey

  5. ali /

    WAXAAN DOONAYAA IN AAN OGAADO QIIMAHA BARASHADA

  6. saalax cabdullahi /

    asc walalayaal waxaan rabay c programming taas ayaan ku dhibanahay
    waxaan ahay arday joogo dibada, waadna mahad san tihiin.

    1. admin / Post Author

      wcs wr wb C+ programmimng madhigno hadda saas ula soco

  7. mowlidd /

    waan idin salaamay waxan rabaa Cashirada wordpress ka

  8. cabdi aden /

    waxan doonyaa casharaan online ah

  9. mowlidd /

    waxan uu bahanay cashirada internet cafeega

  10. admin / Post Author

    wcs wr wb

Leave a Reply