Categories
Xirfad

MARKAAD DOONAYSO INAAD UMMADDA DULEYSATO WAA MARKA HORE MASXKAXDA KALA DAGAALANTO WAANA XAALADA TAAGAN

HABABKA LOO DUMIYO UMADAHA.

Dr. Mahdi Elmandjra, oo ahaa Qoraa iyo Caalim ka Faalooda Arimaha Bulshada ayaa qoray Maqaal uu uga hadlayo Hababka loo maro Duminta Xadaaradaha Bulshooyinka.