Webdesign

webdesign

>> web design >>

webdesign macnaheeda ka fahmi kartaa oo in qofka naqshad u sameeyo siduu webkiisa ama webpage uu sameeyo ay u ekaanlahaay waa cilmi ka mid ah cilmiga labarto waxayna u baahntahay sabar iyo in qofka uu alle uga cabsado wuxuu webkiisa saaraayo si aysan aakhiradiisa u galaafan marka hadaad doonayso in aad barato waxaan kaasiinayna fikrad gaaban oo cilmigeena heerka uu gaarsiisan yahay ilaahayna waxaan kabaryeeyna in cilmiga noo kordhiyo waxaa dhici karta in aan sidaad jeceshahay uga hadli waaye laakiin waxaan soo bandhigaayaa kaliya inta ka aqaano kaliya inta kalena waxaad ka doonan doontaa walaalaha nagu dhaamo qaybtaan web design.marka maxaad u baahan tahay hadaad rabto inaad barato waxaa qasab ah in aad wax ka taaqaano luuqada lagu sameeyo webpageyada sida hoos ku xusan

  • HTML Hyper Text Mark Up Language www.Draac.com
  • Java Serverpage(Microsoft)
  • Java Script(Sun MicroSystem)
  • Perl
  • Vbscript(Microsoft)
  • C+++
  • Dreamwaver
  • Flash
  • Firework
  • Php oomida maanteywebsiteyadaintabadan kuaragto
  • asp kaamid ah

www.learnflash.com

iyo kuwo kale oo badan oo halkaan aan ku soo koobi karin laakiin waa hadaad rabto inaadqabiir ku noqoto (proffisional) lakiin hadaad is leedahay waxaan rabaa inaan web page aan leeyahay kaliya kusaartaa rabaa waxaan kugu taalinaayaa sida hoos ku xusan;

  • luuqada HTML
  • Dreamwaver
  • Firework
  • Flash
  • frontpage

intaas kaaga filnaanaysa laakin waa inaad ugu yaraan HTML study 7days aan ku indhobeesho ooaad fahanto iyo koorsooyin gaaban flash iyo firework ama Dreamwaver waad fahmi kartaa hadaad HTML xariif ku tahay isku soo duub waxaad u baahnaysaa3 bilood ooaad koorsooyinkaas gasho oo aad dadaasho iyo inaad hesho buugaagta ama cajalooyinka aad kabaran lahayd laakiin ogsoonoow marwalba cilmi maalin ama labo maalin lagu barto wuxuu ubaahan yahay dadaal dheeraad oo joogto ah dadaalaa waa gaaraa.

Content management system

A Content Management System (CMS) is a computer program that allows publishing, editing and modifying content as well as maintenance from a central interface. Such systems of content management .

CMS waa luuqada looyaqaano computer programing taasaa waxaay kuu ogolaanaysaa inaad wax ka bedbedesho ama wax ku darto ama aad gudaha u gasho faylal qaar ah .

CMS baryaahaan danbe waxaa aad u isticmaalo maadooyinka loo yaqaano websiteyada si fudud loogu dhiso oo aad ku samayn karto website meelkastoo dunida laga soo galo , taas waxaa sii dheer CMS wuxuu kuu ogolaayaa in dad qaarad kale joogo ay websitekaada waxay rabaan soo galin karaan , taasna waa tan sahashay in wixii soomaaliya daqiiqo kahor ka dhacay aad web ka hesho CMS waxaa isticmaalo maadooyinka

  • Joomla
  • WordPress
  • Drupel i.w.m

 

WordPress
Joomla
Drupal

Waxaan rajeynaynaa in mustaqbalka aan koorssoyin free ku bandhigno ama soo galino laakiin wixii intaas ka horeya waxaan kuu haaynaa ONLINE Class oo aan ku baran kartid isbuucii labo cashar hadaad kaas rabtid fadlan Riix Halkaan buux buuxi foomka kuu soo bixi doona inshalaah .

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir Webmasterka

 

Comment is closed.