Asc wr wb Walaalaha dhamaan waxaan ugu bishaareynaa waxbarasho Online ah oo ay idin soo gudbinayso bahda Kaalintaada & Computerka .
Qaabka waxbarashada waa sidaan:
- Ardeyga inuu computer haysto
- Ardeyga Microphone ama webcamero haysto
- .Ardeyga waa in uu qarashkii koorsada labaxay
- Ardeyga waa in jadwalkiisa la socdaa.
Maadooyinka waxay ka kooban yihiin
- Barashada Luuqada Afsoomaliga
- Barashada Computerka
- Barashada Luuqada Englishka
- Farbarashada Quraanka Kariimka
>> Fadlan Ducadda hanaga iloobin in ilaahay uu na waafijiye waxkastoo kheyr inoogu jiro aduunyadeena iyo aakhiradeena.
Enter Class Gal Galaaska Hadda
<meta name="google-adsense-account" content="ca-pub-6923496547555816">
google.com, pub-6923496547555816, DIRECT, f08c47fec0942fa0

Recent Comments