
Itoobiya waxa ay furtay 2024-kii iyada oo qaaday Tsunami (Eray bixinta waa Mawjad) -siyaasadeed, iyada oo heshiis is-afgarad ah oo lagu xaqiijinayo gelitaanka Badda Cas la saxeexday Somaliland oo ah gobol ka go’ay Soomaaliya, oo aan caalamku aqoonsanayn.
