Support

Help and Support Pc Problem.

Asc wr wb Walaalaha dhamaan qaybtaan waxaa loogu talagalay caawinta problemada jira marka waxaan ka codsanaynaa qof nala soo xiriiraayo waxaan kaa rabanaa arimahan hoos ku xusan si aan bal kaaga caawino waxyaalaha aad ka cabanayso.

  1. Magacaada
  2. wadankaad joogto
  3. Problemka aad ka canabaysa nooca uu yahay

Troubleshooting la helaa waxay ku xirantahay su’aasha sey u faahfaahsan tahay waxaa dhici karta inaan ku la fahmi weyno marka laakinn waxaan isku dayaynaa inaan jawaab macquul kaa soo siina ama ay suuragal tahay jawaabta inaan website soo dhigna inshalaah.

 

Websiteyada Muhiinka Ee Loo Baahan Yahay Websiteyada Waxbarasho