Tweede Kamerverkiezing
Doorashada Golaha Wakiilada
29-ka Oktoobar 2025 ayay xukuumaddu ku dhawaaqday in doorashada golaha wakiillada ee hore loo qorsheeyay ay dhici doonto. Doorashadii ugu dambaysay ee Golaha Wakiilada waxa la qabtay November 22, 2023.
Doorashadaan waxaa sababay arimaha qaxootiga layskuma mari waayey maadama xisbiga uu hogaamiyo Geert wilders PVV uu ku guuldareystey xisbiyadii dawlada soo dhistey oo wada jirka ahay inuu taladooda qaato taasa waxay keentey in kabinet dhacdo oo qasab noqotey in doorasho waqtigeeda laga soo hormariyey la qabto.

De vervroegde Tweede Kamerverkiezing vindt plaats op 29 oktober 2025. Dat heeft het kabinet bekend gemaakt. De laatste Tweede Kamerverkiezing vond plaats op 22 november 2023.






Barashada gaari wadista (Rijschool) waxay ku jirtaa dhammaan waddamada, laakiin shuruudaha ayaa ka baranaynaa meelaha kale. Halkan waxaan ku soo bandhigayaa shuruudaha ugu muhiimsan ee laga helayo barashada gaari wadista:
Recent Comments