Waa Qiso Yaab Leh oo dhacdey 26 dec 2023 Gabadhaan Waxay

Booqasho Gaaban Ku Tagtey Magaalada malaga oo ay deganaayeen gabar walaasheed oo ay rabtey inay Dabaaldega Ciida masiixaga lasoo qaadato markey soo laabatey garoonka diyaaradaha Luton wadanka ingiriiska maxaa dhexmarey iyada iyo saraakiisha ka shaqayneysey garoonka diyaaradaha ee Luton.
