BARASHADA MICROSOFT OFFICE 2013

ASC WR Barashada Koorsada Microsoft 2013 waxayna ka bilaaban doontaa online 13 juun 2020 inshalaah .

Koorsada waxay ka kooban tahay :

  • Word 2013
  • Powerpoint 2013
  • Acces 2013
  • Excel 2013

waxay rajeynayaa inay walaalaha ka faa”ideysan doonaan, koorsada waxay ka baxdaa Skype hadaad danaynayso fadlan magaca somalicomputer oo qaybta skype ku darso fariintaada halkaas noogu sida ugu degdega badan ayaan kuugu soo jawaabi doonaa ama emailka Enrol@somalicomputer.com

Comment is closed.