Barashada Computerka

Kaalintaad iyo Computerka

Maadooyinka Lagu Barto Somit IT Center

  • COMPTIA
  • MICROSOFT
  • CISCO
  • ECDL
  • ENGLISH
  • FARBARASHADA QURAANKA
  • AFSOOMAALI
  • BARASHADA DIYAARINTA IMTIXAANKABAABUUR WADISTA
  • THEORY EXAMEN RIJBEWIJS
  • ONLINE CLASS EVERY COURSES
  • BOOK ONLINE 2 CASHAR WAA FREE

wixiii faahfaahin dheerad kala xiriir emailkaas

               webmaster@somalicomputer.com

Maadooyinka Lagu barto Asc wr wb walaalaha soom waxaan ugu bishaareynaa Waxbarasho Tayo leh in ay heli doonaan haduu ilaahay yiraahdo. Waxabarashada aan kuu hayno waa inaad noqoto computerka maadooyinkiisa kala duwan . Comptia waa shirkad khuburo isu tagay oo sameeyeen shahaadooyin waxtarleh oo aduunyada oo dhan laga ictiraafsan yahay .

 

 

Comptia waxay sameeysey qaab waxbarasho oo isku xiga yacni (Level – Level ah ) si ay ardeyda ugu fududaato inay shahaadooyinkaas qaataan ka dibna ay shaqooyin ku helaan. COMPTIA Maadooyinka aan ku hayno waa kuwaan hoosta ku xusan: 1-A+ Comptia CompTIA A+ Essentials Koorsooyinka COMPTIA Wixii faahfaahin nagala soo xiriir >> Info@somalicomputer.com barto Somit ( Somali It Center)

1A+ Comptia

2-Network+

3-Server+

4-Security+

5- Linux+

6- Project+


 

Comment is closed.