somitonlinecenter

somitonlinecenter

There are 21 comments left Go To Comment

  1. mumtaz /

    asc farbarashadda quraanka ayaan rabaa

  2. istahi /

    ASC
    waxaan doonay indinka soo mahadsan inaad iga cawiisan
    farbarashada higad

    1. admin / Post Author

      wcs wr wb inshlaah balan ayaan ku sameyney ee emailkaada fiiri pls check your email .

  3. ayaan aw diriiye axmed /

    English Quran

    1. admin / Post Author

      ayaan emailkaada soo sax hadaad fariinteyda hesho balanka waa waa maalinta Arbacada 20 04 2016 saacada 20:00 fiidnimo ku darso SKYPE ID : Machad_Online ku darso halkaas soo xaadirinshalaah

    2. admin / Post Author

      wcs wrw b ayaan dhowr ayaan kula sooo xiriirney emailkaada war lagaama helin saas ulo soco hadii aad doonayso koorsadaas SKYPE Nalagala soo Xiriir SOMALICOMPUTER magacaas ku darso sype kadib fariin noogu reeb halkaas anaga ayaa ku soo wacayna

  4. naimo /

    Asc
    walalayaal waxan rabay luqada ENGLISH ka insha allah in layga cawiyan donayaa
    mahadsanidiin

    1. admin / Post Author

      wcs waan kuu soo jawaabney balan ayaan kuu samayney walaal saas ula soco inshalaah

  5. Shuceeyb Haaji /

    Aad ayaan usoo dhawayna yaa technolagyada

    1. admin / Post Author

      asc wr wb waad ku mahadsantahay shuceyb

  6. farhan /

    asc all waxaan rabay english-ka sideen Ku heli karaa qaabkeesa la isku diiwan galshaa?

    1. admin / Post Author

      wcs email ayaan kuu sii direy jeegarey emailkaada

    2. admin / Post Author

      wcs wr wb walaal farxaan isdiiwaan galinta ma ahan manauly waa in aan anaga ku diiwaan gelino marka hore waxaan sameynaa email baan usoo dirnaa ardeyga ka dib balan ayaan usameynaa oo face to face ah si aan u ogaano ardeyga waxa uu rabo inuu barto iyo qaabka uu u baran lahaay waxkastoo su”aalna waan uga jawaabnaa markaas kadib waxaan go”aansanaa inaan magac iyo xarfo sir usmaeeyn oo uu webka ku soo gali karo waa qaab kaas marka waan ku soo casumaey skype laakiin war lagaama helin xaalkaadaa waa sidaas.

  7. Sahra /

    Ascwrwb walaal waxaan doonayaa luuqads english in laygacaawiyo waxaa nahay 2 qof mahadsanid

    1. admin / Post Author

      wcs walaal fariin ayaan emailkaada ku soo direy lasoco waadna mahadsan tahay

  8. Jamal /

    ASC walaal waxan u baahnaa inaaad iga caawisaan adobe after effect

    1. admin / Post Author

      wcs wr wb walaal maadada Adobe after Effect ma dhigna hada macalinkii ugu talagalneyna waa mashquulsan yahay inshalaah hadii labilaabayo waan kula soo xiriiri doonaa waana ku mahadsantahay xiriirkaad nala soo sameysey

  9. Abdikani Dahir Hassan /

    asalamu caleykum wll maxan rabaa luqada english ka sidee u baran karaa sido kle mada html kana wll wan rabaa webdsing

    1. admin / Post Author

      wcs emailkaada la soco abdigani inshalaah waad ku mahadsantahay xiriirkaad nala soo sameeysey

  10. mohamed abdi /

    wll sidee la isku diwaan galiyaa

    1. admin / Post Author

      wcs wr wb walaal mohamed waa qof inuu yiraahdo maadada ama koorsada noocaas ayaan doonaya kadib waxaa laguu soo diri doonaa Email oo ay balan la socoto kadib ayaad helaysaa Registration Number inshalaah waadana kaag mahad celinaynaa xiriirkaad nala soo sameysey.

Leave a Reply