Koorsooyinka Cusub 2022

Asc wr wb walaal ma doonaysaa inaad ka mid noqoto ardeyda cusub ee ka qayb qaadan doonta koorsooyinkaan hoosta ku xusan oo kala ah:

Barashada Tafsiirka Quraanka

>Barashada Tajwiidka.

>Barashada Axadiista .

>Barashada Caqiidah.

> Barashada Computerka.

>Barashada Englishka.

Fadlan Halkaan iska Diiwan geli Kuna Reeb Fariintaad , Booskana yuusan kaa buuxsamin 10 Ardey kabadan Galaaskii Geli maayaan inshalaah.

Comment is closed.