BARASHADA دروس اللغة العربية AFCARABIGA

Asalaamucaleykum السلام عليكم halkaan waxaan idiinkugu soo gudbin doonaa casharo taxano ah oo loogu talagalay caruurteena dhamaeysey kitaabkeena qaacidah القاعدة النورانية nuuraaniya si hingaadooda loo dhiso , waxaan u bilaabney HINGAADA QURAANKA KARIIMKA iyo Barashada afcarabiga Madiinah book1 marka ka fa”iideyso wacan.

KITAABKA WAXA UU KA KOOBAN YAHAY 10 CUTUB.

  • Cutubka Kowaad
  • Cutubka Labaad
  • Cutubka Sadexaad
  • Cutubka Afraad
  • Cutubka Shanaad
  • Cutubka Lixaad
  • Cutubka Todobaad
  • Cutubka Sideedaad
  • Cutubka Sagaalaad
  • Cutubka Tobnaad

Waxaan rajeynaynaa in ay ardeyda ka faa”ideysan doonaan inshlaah.

ما هذا WAA MAXAY KAN?

الدَّرس الأول CASHARKA KOOWAAD
Show hint
Correct! Wrong!

ما هذا WAA MAXAY KAN?

الدَّرس الأول CASHARKA KOOWAAD
Show hint
Correct! Wrong!

ما هذا WAA MAXAY KAN?

الدَّرس الأول CASHARKA KOOWAAD
Show hint
Correct! Wrong!

ما هذا WAA MAXAY KAN?

الدَّرس الأول CASHARKA KOOWAAD
Show hint
Correct! Wrong!

ما هذا WAA MAXAY KAN?

الدَّرس الأول CASHARKA KOOWAAD
Show hint
Correct! Wrong!

CASHARKA 1AADلغة العربية
بَيتٌ GURI

ماشاء الله
بَابٌ ALBAABKA

ماشاء الله
كِتابٌ KITAAB

ماشاء الله
قَلمٌ QALIN

ماشاء الله
مِفتاحٌ FURE

ماشاء الله

Comment is closed.