Categories
Xirfad

Barashada Af ingiriiska

Learn englishAsc wr wb Walaalaha dhamaan waxaan ugu bishaareynaa in websitekeenii somalicomputer.com waxbadan kusoo kordhiney waxayaalaha lagu soo kordhiyeyna waa waxbarasho joogto oo qofka soomaliyeed cilmiga aqoontiisa sare u qaadey hadi uu ku xirnaado casharadaas anagoo ah bahda somit waxaan u balan qaadeynaa inaan dadaal dheeraad ku bixina sidaan sare ugu qaadi lahayn cilmiga It-da.
Waxyaalaaha ku soo kordhinay waa adigoo si sahlan uga faa’ideysta webkaan adigoo joogo gurigaada.