Categories
Xirfad

Afsoomaali

Afsoomaali free internet training.

baroafsomaliAfsoomaliga waa luuqada da’a weyn wuxuu la mid yahay luuqadaha kale ee caalamka ka jira waxbadan ayuu kaga duwan yahay waa af hodan ah oo erayo badan ku jiraan wuxuuna ka kooban waxyaalaaha loo yaqaano : shaqal, shiabane , maahmaah ,gabay , sheeko,i.w.m