Home
Dhaqanka
ECDL Course
Skype
Paltalk
Msn / Hotmail
Jet Audio
Basic computer

 

 

Microsoft-office
  • Power point
  • Excell
  • Oulook
  • Access

 

 

Cisco
  • CNA
  • Voice IP
  • CNP
  • Free Training
  • Exam

 

 

Help And Support
  • Su'aalo
  • Jawaab
  • Free Training
  • Exam

 

 



Team viewr free internet training.

 

 

TeamViewer - the All-In-One Solution for
Remote Access and Support over the Internet

 

Waa Hal xal inaad computer kaa fog aad kagasho internetka adigoo

adeegsanaayo barnaamishkaan u wacashada fog(Remote Acces)

 

 

 

TeamViewer :connects to any PC or server around the world within a few seconds. You can remote control your partner's PC as if you were sitting right in front of it..

 

TeamViewer : wuxuu ku xirmaayaa (Laxiriiri karaa) Computer kasta Ama Serverada u adeegayaasha aduunyada oo idil waa ilbiriqsiyo gudaheeda.Waxaad meel fog uga wacan kartaa copmuteradda dadka aad asxaabta tihiin waa hadeey fadhiyaan pc hortiisa.

Waxaa meesha kabaxdey hadii pc lafadhin iyo hadii wadankaas aan internet jirin meel qaar aduunyadda kamid ah sida somalia oo kale waana horumar lagaarey ayeey ku faanayaan laakiin tii rabbi qorshaha lagumadarsanin.

 

Halkaan Ka Daawo Flash

 

Sawirka 1"aad

Sawirka 2"aad

Sawirka 3"aadwaxaa kaaga muuqda qaabka instalgaraynta

Sawirka 4 "aad waa sii soco

Sawirka 5"aad

Sawirka 6"aad waa agreeementiga

Sawirka 7"aad waa Instal >> Ka dooro

Sawirka 8"aaad waxaad mooska tik ku siinaaysaa gadka ku qoran personal oo macnaheeda yahay aniga company ma ihi ee shaqsi ahaan.

Sawirka 9"aad

Sawirka 10"aad wuu bilaaby in computerkaada la gasho

Sawirka 11"aad iska sug inta uu ka dhamanayo kadib wuxuu soo fuli doona Desktopkaada oo murayad ah Icon yar oo saan oo kale mark kaas ayaad labo mar ku dhufanaysaa moowskaada

Sawirka 12"aad

Sawirka 13"aad

waa lambarka qofka aad siinayso ku caawinaayo

Sawirka 14"aad waxaad ku qortaa id qofkale pc si aad u wacato

waa xarfaha sirta oo qofka siinayso

Sawirka 15"aad

qofka ku caawinaayo isoo qor dhex lamabaraas oo kale computerkiisa waa inuu kaag soo qoraa

Sawirka 16"aad meeshaas ku qor ID qofkale

Waa hadda ku xiran ama laxiriir qofka aan lambaradii galiyey

Sawirka 17"aad

Halkaan waxaa ka cad in hadii cagaar yahay oo diyaar u yahay inuu kugu xiro computerkaad rabto inuu ku caawiyo barnaamishkaan waxaa ku dhisan waxa loo yaqaano VPN Virtual Private Network waxaana looga hadlaa markaad baranayso Networking Qaybta Serveradda oo looyaqaano RAS Remote Acces Server

Halkaan Ka Soo Degso Software Teamviewer

 

 

Halkaan Ka Daawo Flash

 

 

 

 

** Fiiro gaar ah :Walaalayal webka shaqo ayaa ka socota marka hadii casharada qaar kuu furmiwaayaan taas macnaheeda waa shaqadii ayaan la dhamaeyntirin ee markale soo booqo fadlan adigoo raali ah inshalaah waadna mahadsantahay.

Casharo Qoraal ah

Windows
Free calling Voipstunt Part1

Free calling Voipstunt Part2
Adobe reader
Firewall

Casharo Video Free Tutorail ah


Horudhac IT Information
A+Certification
Network+
Server+
Windows Xp
Windows vista and Win7
Paltalk
Office Microsoft
 

 

 


A+Comptia

 


Windows-Microsoft

 

 

Internet Brows
  • Internet Explorer
  • Firefox -mozila
  • Google Chrome
  • Opera
  • Safari

 

 

Online Training

 

 


Xuquuqda Waa Xifdisantahay Casharada Ku Jira Webka Lagama Ganacsan Karo Ogolaansho Adigoo Ka haysanin Maamulka Websiteka

 

Home        Islamic       Support      CompTia           Microsoft       Download   Contact Us 

 

Copyright 2005 - 2013 Webmaster@Somalicomputer.com

Skype / Hotmail / Paltalk / Facebook / Twitter / Msn / Basic Computer / ECDL / Basic Office / Q&A