Home
Dhaqanka
ECDL Course
Skype
Paltalk
Msn / Hotmail
Jet Audio
Basic computer

 

 

Microsoft-office
  • Power point
  • Excell
  • Oulook
  • Access

 

 

Cisco
  • CNA
  • Voice IP
  • CNP
  • Free Training
  • Exam

 

 

Help And Support
  • Su'aalo
  • Jawaab
  • Free Training
  • Exam

 

 



INTERNET CAFE COURSE free internet training.

Walaalalada doonaaya barasha internet cafe ama raba inuu furto waxaan ugu bishaaraynaa inaan diyaar ula nahay in aan ka caawino waxyaalaha ubaahan yihiin oo shaqadoo quseeysa..

Waxaan uhaynaa koorsooyin socon doonaa mudo 7 (Maalmood) cisho ah oo lagu bari doona waxyaalaha hoos ku xusan: hadaad doonaysa Online waxaad iska diiwan galinaysaa Halkaan Riix ka dib waxaad ku qoreysaa magacaada iyo ujeedadaada kadib send dhihi doontaa.

  1. Qaabka Kumbiyuuterada uyaalaan iyo halkaad ugutalagashay ina ladhigo.
  2. Fiiliyinka qaabka ay u xiran yihiin ( PC Cable and Electric cable)
  3. Keyboardka iyo Mouskaada Ports (Godka ay galaan)
  4. Nooca windowska (OS ) ee ku jira Computerkaada ,Meelaha laga fiirsho.
  5. Routerka halka uu yaalo iyo ma switch ayaan ubaahanahay mise Hub
  6. Qaabka Network kaada aad u rakibi lahayd ( Network Setup )
  7. Meeqa printer iyo Scan ayaa loo baahan yahay? Computerkee ayaa Printerserver ah
  8. Server Net Time iyo Client Net Time sidee loogu xiraa computeradaada
  9. Deep freeze nooce ayaan u baahanahay ma windoowsxp mise windoows7
  10. Qaabkaa dadweynaha looga kontoroolaa computerada dadka fadhiisanayaan.

Wixii faahfaahin dheeraad kala xiriir maamulka websiteka

 

** Fiiro gaar ah :Walaalayal webka shaqo ayaa ka socota marka hadii casharada qaar kuu furmiwaayaan taas macnaheeda waa shaqadii ayaan la dhamaeyntirin ee markale soo booqo fadlan adigoo raali ah inshalaah waadna mahadsantahay.

Casharo Qoraal ah

Windows
Free calling Voipstunt
Adobe reader
Firewall

Casharo Video Free Tutorail ah


Horudhac IT Information
A+Certification
Network+
Server+
Windows Xp
Windows vista and Win7
Paltalk
Office Microsoft
 

Laptop and Notebook Repair

Barashada Xirfada Hagaajinta Pc-yada

Tababarida Internet Kafeeyada

Tababarida Shirkadaha Yar yar

 

 


A+Comptia

 


Windows-Microsoft
  • Windowsxp
  • windowsvista
  • Windows7
  • Windows8
  • Windows Server
  • Exam

 

 

Internet Brows
  • Internet Explorer
  • Firefox -mozila
  • Google Chrome
  • Opera
  • Safari

 

 

Online Training

 

 


Xuquuqda Waa Xifdisantahay Casharada Ku Jira Webka Lagama Ganacsan Karo Ogolaansho Adigoo Ka haysanin Maamulka Websiteka

 

Home        Islamic       Support      CompTia           Microsoft       Download   Contact Us 

 

Copyright 2005 - 2013 Webmaster@Somalicomputer.com

Skype / Hotmail / Paltalk / Facebook / Twitter / Msn / Basic Computer / ECDL / Basic Office / Q&A