Home

 

Microsoft-office

 

 

Cisco

 

 

Help And Support
  • Su'aalo
  • Jawaab
  • Free Training
  • Exam

 

 


Dhaqanka Soomaliyeed free internet training.

Afsoomaliga waa luuqada da'a weyn wuxuu la mid yahay luuqadaha kale ee caalamka ka jira waxbadan ayuu kaga duwan yahay waa af hodan ah oo erayo badan ku jiraan wuxuuna ka kooban waxyaalaaha loo yaqaano : shaqal, shiabane , maahmaah ,gabay , sheeko,i.w.m

soomalida waxay dhaqan uu leeyihiin waa tira badan yahay oo kamid

  • Guurka
  • Martigelinta
  • Diinta

 

 

 

Babis
Haan /Dhiil

Babis: Babis waxaa laysku qaboojiyaa marka uu kululeyd aad u badan jiro

Haanta ama dhiisha waxa loo yaqaano waxaa lagu shubtaa caanaha si caanaha loogu kaydsano.

 

Ganbar / Jiinbaar

Haan /Dhiil

 

Ganbar : ganbarka waa lagu fariistaa sida kursiga camal , waxaana laga sameeyey maqaarka xoolaha iyo afar udub.

Haanta ama dhiisha waxa loo yaqaano waxaa lagu shubtaa caanaha si caanaha loogu kaydsano.

Sali / Masali
Saab

Sali : Saliga waa lagu fariistaa sida kursiga camal , waana lagu tukudaa ama waa lagu seexdaa.

Saabka Saabka : waxaa lagu qaadaa ama lagu dhex ridaa haanta si loogu qaado oo aysan haanta u dhicin..

Halkudhegyo sheekooyin aad u akhrisid caruururtaada

1. La qaado caruurtaada waqti aad la hadashid, sheekooyin uga sheekeysid isla markaas aad gabayo u sheegtid. Kuwaasi waa maaweelo muhim ah oo carrurta ku caawinaysa iney u diyaargaroobaan wax akhriska.

2. U akhri lana akhri caruurtaada maalin kasta. Taasi waxay muujinaysaa maalinkasta wax u akhriga iyo waqtiga aad la qaadatid caruurtada muhimada ay leedahay.

3. U ogolaw carrurtadu iney doortaan buugaga aad rabtaan inaad wada akhrisataan. Tani waxay kaynaysaa xiisaha caruurtada.

4. Xulo meel raaxa leh si aad wax ugu akhridid lana fadhiso carruurta meel u dhow. Tani dareen gaar ah ayey ku abuuraysaa xiliga wax akhriga.

5. Codkaaga iyo habka aad sheekada uu akhriyeysid waa iney sheekada la socdaan. Tan ayaa sheekada caruurta si weyn ugu xiiso gelinaysa.

6. Markaad buug akhrididba ka sheekee sheekadaas. Ka wada xaajoodka musawirada iyo fikradaha muhimka ah ee buuga waxay hore u mariyaan garashada.

7. Carruurtaadu ha arkaan adigoo akhrinayaa buugaaga, jaraa’id iyo magasiino. Tani waxay mitaal u noqoneysaa carrurta inaad ka heshid qiimaysidna wax akhriga.

8. Caruurtaada si joogto ah u gey makhtabada. Maktabaddu waa meel qaayo leh oo laga heli karo buugag iyo ka badan.


Sheeko Xariir uga Sheekeey Caruurtaada

Yaxaas iyo Danyeer
Bisad iyo Jiir
Dawaco iyo Waraabe
Badownimo Reer magaal

 

 

Qaamuuskii Afsoomaaliga oo ay qortey wasaarada waxbarashada

Waxaan rajaynaynaa mustabal dhow in qaamuus /dictionary / in lasoogalin doonaa bal si aan u ogaano afsoomaliga aan ku hadalno iyo kan qaamuuska farqiga u dhaxeeya.

Beerta Afarta Jiho
Todobaadka Sanadka
Waalidka Runta La sheego
Aar dabagaale Samafalka
Marida Jidka Diinta Islaamka
XoolahaLo'da Masaajidka 
Xoolaha Ariga Magacyadda
Xoolaha Dameerka Xarfaha Shaqalka ah
Xilliga Dayta Xarfaha Shibanaha ah
Xilliga Jilaalka Diinta Islaamka

 

  • Barashada Shibane
  • Barashada shaqalada shaqal gaab iyo shaqal dheer
  • Sheeko xariir
  • Maahmaahyo
  • Gabayo
  • Taariikh iyo dhaqan

 

 

 
 

 

** Fiiro gaar ah :Walaalayal webka shaqo ayaa ka socota marka hadii casharada qaar kuu furmiwaayaan taas macnaheeda waa shaqadii ayaan la dhamaeyntirin ee markale soo booqo fadlan adigoo raali ah inshalaah waadna mahadsantahay.

 

Casharo Qoraal ah

Windows
Free calling Voipstunt
Adobe reader
Firewall

Create Darebase wampserver

 

Casharo Video Free Tutorail ah


Horudhac IT Information
A+Certification
Network+
Server+
Windows Xp
Windows vista and Win7
Paltalk
Office Microsoft
 

Laptop and Notebook Repair

Barashada Xirfada Hagaajinta Pc-yada

Tababarida Internet Kafeeyada

Tababarida Shirkadaha Yar yar

 

 


A+Comptia

 


Windows-Microsoft

 

 

Internet Brows
  • Internet Explorer
  • Firefox -mozila
  • Google Chrome
  • Opera
  • Safari

 

 

Online Training

 

 


Xuquuqda Waa Xifdisantahay Casharada Ku Jira Webka Lagama Ganacsan Karo Ogolaansho Adigoo Ka haysanin Maamulka Websiteka

 

Home        Islamic       Support      CompTia           Microsoft       Download   Contact Us 

 

Copyright 2005 - 2013 Webmaster@Somalicomputer.com

Skype / Hotmail / Paltalk / Facebook / Twitter / Msn / Basic Computer / ECDL / Basic Office / Q&A