BARASHADA HARDWARE

0%

WAA MAXAY COMPUTER?

Correct! Wrong!

Haddii aan meel dhaw ka soo qabanno kumbiyuutar waxaa la oran karaa waa aalad kasta oo koronto ku shaqaysa islamarkaana maamuli karta waxa loo yaqaan DATA oo ah akhbaar si gaar ah loo nidaamiyay. Aaladdaas oo leh xusuus laguna hagi karo program.

QAYBAHA COMPUTERKA WAXAA LOO QAYBIYAA 2 QAYBOOD?

Please select 2 correct answers

FADLAN DOORO JAWAABTA LABO KA MID AH
Show hint
Correct! Wrong!

JAWAABTA SAXDA WAA !! HARDWARE IYO SOFTWARE

SYSTEM CASE YADDA WAXAA LOO QAYBIYAA 2 QAYBOOD OO KALA AH?

Please select 2 correct answers

FADLAN DOORO JAWAABTA LABO KA MID AH
Show hint
Correct! Wrong!

JAWAABTA SAXDA WAA !! DESKTOP COMPUTER IYO TOWER COMPUTER

GOORMA AYAA LA AASAASEY SHIRKADDA COMPTIA?

Correct! Wrong!

SHIRKADA COMPTIA WAA SHIRKAD WAXAA AASAASEY DAD QUBARO AH OO U JEEDADA TAHAY IN LOOGA MAARMO SIDII LOO HELI LAHAAY HAL SHAHAADO OO ADUUNYADA OO DHAN LOOGA WADA SHAQAYSAN KARO QOFKII YAQAANA XIRFADA COMPUTERKA

WAXAAD QEEXDA COMPTIA? MAXAA LOO SOO GAABIYEY ERAYGA COMPTIA?

Correct! Wrong!

JAWAABTA SAXDA COMPTIA WAA ! Computing Technology Industry Association.

COMPUTERKAAD MAGACIISA WAXAA LOO SOO GAABSHEY ?

Correct! Wrong!

WAXAA LOO SOO GAABSHEY WAA ! PERSONAL COMPUTER

COMPUTERKA WUXUU KA KOOBAN 4 QAYBOOD OO KALA AH?

Correct! Wrong!

QALABYADA AAN SOO BARANAY UU KA KOOBANYAHAY COMPUTERKAA WAA SIDAAN 1.MONITOR 2.KEYBOARD 3.MOUSE 4.SYSTEM CASE 5. SPEAKER

Wat is Periphels Inside or outside your Computer? COMPUTERKAADA QALABYADA KU XIRAN GUDAHIISA IYO BANAANKIISA?

Correct! Wrong!

1.System Case 2.Storage Device 3. Power Supply 4. Motherboard

imise Qaybood ayaa Computeradda Loo Qaybshaa?

Correct! Wrong!

COMPUTERADA WAXAA LOO QAYBSHAA LABO QAYBOOD OO KALA AH 1. DESKTOP 2. TOWER , TOWERKANA WAXA UU SII KALA BAXAA BIGTOWER , MIDITOWER IYO MINITOWER

WAXAAD SHEEGTAA AALADAHA WAX LAGU KAYDSADO EE LOO YAQAANO Storage Device WAA IMISA QAYBOOD?

Correct! Wrong!

JAWAABTA SAXDA WAA ! 1. HARDISK 2.CDROM DRIVER 3.FLOPPY DRIVER 4.EXTERNAL HARD DRIVER PORTABLE

IMISE NOOC OO MOUSE (MICE) AYAA JIRA?

Correct! Wrong!

1.SERIAL MOUSE WAA DB -9 2.WIRELLES MOUSE 3.PS/2 MOUSE WAA MIDKA CAGAARAN MADAXA 4.DIM 6 WAXAA LOOYAQAANAA WAA MIDKA LIXDA ILKOOD LEH.

COMPUTERADA YURUBYAALA KORONTADA AY ISTICMAALAAN IMISA GAAREYSA KORONTADA?

Correct! Wrong!

JAWAABTA SAXDA WAA ! YURUB KORONTADEEDA WAA 220V /230V , AMEERIKANA WAA 230V MARKA WAXAAN KA HADLEYNO WAA NORMAL PC GA LAAKIIN LAPTOPYADA WAXAY LEEYIHIIN CHARGE U GAAR OO LOOGU TALA GALEY.

POWERSUPPLYADDA WAXAY KAGA XIRMAAN MOTHERBOARDKA?

Correct! Wrong!

MEESHA KORONTADA AY KA QAADATO MOTHERBOARDKAADA WAXAA LOO YAQAANAA ? P1 WUXUU U QAYBSAMAA LABO QAYBOOD KALA AH 10X2 = 20 PIN AMA 12X2= 24 PIN WAA MEESHA KAGA XIRMAAYO MOTHERBOARDKAADA.

SAMAACADA( SPEAKERS ) COMPUTERKAADA WAXAA LOO QAYBSHAA LABO QAYBOOD?

Correct! Wrong!

SAMAACADAHA WAA KUWA KUU SAAMAXA INAAD WAX KA DHAGAYSATO COMPUTERKAADA SIDAA DARADEED , WAXAYNA U QAYBSAMAAN KUWO INTERNAL IYO KUWO EXTERNAL AH. WAXAYNA ISTICMAALAAN KORONTO UGAAR AH QAARKOOD , QAAR KAMID AH WAXAY ISTICMAALAAN USB TOOS UGU XIRANAYSO USB PORT .

WAXAAD SHEEGTAA HP BIOSKEEDA MAXAA LAGU TAGAA?

Correct! Wrong!

BIOSKA WAA CHIP KU YAALA MOTHERBOARDKAADA KAAS OO KUU SAAMAXAAYO INUU KUU TIRI KOOBO QALBYADDA COMPUTERKAADA KU XIRAN ,WAXAA KU JIRA BOROGORAAM U SHEEGAAYO WAX ALLE WIXII CILAD HARDWARE QABO COMPUTERKAADA SIDAAS DARAADEED WAXAA KA FIIRINAYSA DAAQADA BULUUGA AH ,

WAXAAD SHEEGTAA QALBYADDA COMPUTERKAADA KU XIRAN WAXAA LAGA TAGAA MEESHA LAYIRAAHDO?

Correct! Wrong!

DEVICE MANAGER WAA MEESHA KUU OGOLANAYSA INAAD COMPUTERKAADA QALABYADA KU XIRAN AAD KA FIIRIN KARTO KANA OGAAN KARTO QALABYADA KAA CILADYSAN , SOFTWARE AHAAN IYO HARDWARE AHAANBA

DEVICE MANAGER WAXAA LAGU TEGI KARAA 3 QAAB OO KALA AH?

Correct! Wrong!

DEVICE MANAGER WAA MEESHA KUU OGOLANAYSA INAAD COMPUTERKAADA QALABYADA KU XIRAN AAD KA FIIRIN KARTO KANA OGAAN KARTO QALABYADA KAA CILADYSAN , SOFTWARE AHAAN IYO HARDWARE AHAANBA

KEYBOARDA WAXAA LOO QAYBIYAA 2 QAYBOOD OO KALA AH?

Correct! Wrong!

KEYBOORDKA WAXA UU KAMID YAHAY QALABYADA COMPUTERKA MACLUUMADAKA LAGU GALIYO WAXAANA LOO YAQAANAA INPUT DEVICE?

KEYBOARDKAADA IMISA XARAF AYUU KA KOOBAN YAHAY?

Correct! Wrong!

KEYBOORDKA WAXA UU KAMID YAHAY QALABYADA COMPUTERKA MACLUUMADAKA LAGU GALIYO WAXAANA LOO YAQAANAA INPUT DEVICE?

KEYBOARDKA WAXA UU KUMBIYUUTERKAADA KAGA XIRMAA GODKA? PORT

Please select 2 correct answers

Correct! Wrong!

KEYBOORDKA WAXA UU KAMID YAHAY QALABYADA COMPUTERKA MACLUUMADAKA LAGU GALIYO WAXAANA LOO YAQAANAA INPUT DEVICE? PORT KAGA XIRMO WAA 1.USB PORT 2.PS/2 PORT

Leave a Reply