word200
wuxuu qeyb ka yahay maadooyinka aan soo sheegnay ee la isku yiraahdo
office 2000 jiilka ayaa kal duwan maadadaan waa qaybta kowaad
buugaag waxaa qorey maxamud c/raxmaan ilaaq waana maado qayim
ah oo dadka aad u anfacaysa qaasatan dadka ka shaqeeya xafiisyada
ama arjiqoreyaashaasa ama daabacayaasha ama photocopy dadka oo
dhan waa maado ay ubaahan yihiin hadaad ardey ama macalin ahayd
sababatoo ah maalintaad u baaahato inaad waraaq arji qorato ayeey
baahideeda imaanaysaa saas daradeed inta baahin ku qaban kahor
baro.
Maadooyinka
waasidaan Hoos kuqoran:
buugaan
waa la dalban karaa waxaan ka dalbankartaa webkaan anagaana haayn
buugaag aan kasoo iibsaney qoraha buuga oo orjineelka ha waxana
lag bedelin waxaana la xiriiraysaa web masterka emaylkiisa.Halkan
Riix
ama
waxaad toos uga dalban kartaa qoraha buuga Maxamuud
emaykiisahalkan
riix saas daradeed waxan leenahay walaalada haka wada faaideeystaan
buugaan waxaa lagu tarjumey sadex luuqadood carabi,ingiriis iyo
soomali sadex luuqad waa kuwada yaalaa buugaan markaad isticmaalayso
waxaad u baanahaysaa in computerkaaga aad gashato office 2000
english ama carabi iyo english sida loogeliyo office computerka
waan soo bandhigi doonaa haduu rabi idmo inshl
Wixii
faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka