waa meesh computerka laga soo galo ayaa loo yaqaanaa start menu
ama cagaaran ee start ku qoran tahay sida sawirka kaaga muuqata

ama sawirka labaad wuxuu tilamaamayaa waa meesha aad ikonada
ka weeyneyn karto ama ka yarayn karto sawirka labaad qeexno
1-general oo kafarcama==large(ikon weeyn)icon
iyo smal icon(ikon yar)
2-program meesha ku qoran oo ah inta brogaraam ee start menu
kujirto ooah tiradoo lix
3-clear list waa tirtir liiska inata kujirta
4-start menu markaad klik siiso waxaa kuu muuqan doora interexplorer
iyo outlook oo labada microsoft ah

waxaa su"aal ah xageelaga tegikaraa start menu ?waxaad kategi
kartaa waxaad mowskaada midig ku dhufataa(rightclick)startmenu/kadib
ka dooro/properties/kadib kasii dooro/ startmenu oo kor midigta
ku taala/kadib kasii dooro/ customize/kadib waad joogtaa sawirka
labaad
Wixii faahfaahin dheeraad la xiriir
Webmasterka
Riix
Halkaan
Ku
Noqo Bogga Hore