4.
Riix meesha ay ku qoran tahay user account Bedel akoontigaada dooro Pick an account
to change.
5.
Riix meesha ay ku qoran tahay Change my picture Bedel sawirkaaga
dooro kadib waxaad rabto inaad bedesho sawirkaaga What
do you want to change about your picture.
6.
Aad halkaad sawirka dooran lahayd Pick a new
picture for your account, Soo qabo sawirkaad rabto Browse for More Pictures.waxaad tegaysaa
meesha laga Raadsado sawirada
7.
Riix oo dooro sawirkaad rabtid My Pictures Ama dooro
faylasha kale liiska kuugu jiro kadibna
fur Open.
8.
Waxaad dooratey
sawirkaad doonaysay in aad u istimaasho akoontigaada Pick a
new picture for your account.
9.
Riix halka laga bedelo sawirka Change Picture.
Waxaa arintaa laga sameeya winxp
home edition & winxp profisional laakiin
winxp profisional waxaa laga sameeyaa meel looyaqaan local
users and group computer oo Run
laga tego MMC.
Sida loogu sameeyo qofka cusub magac (Create a new account)
1.
Riix Start
kadib Control Panel.
2.
Riix User
Accounts.
3.
Riix Create a new account hoos Pick a
task
4.
ku qor magaca
aad u bixin lahayd Name
the new account Riix Next.
kadib
5.
Riix kadib u
dooro nooca uu noqon lahaay akoontigaada tusaale: Administrator (waa qof awood leh )lagaa dhigaa mise qof xadidan (limited
)Create Account sameey koonto.
Administrator :waa qofka computerka wax kasta wax
ka bedeli karo oona installation sameey karo noocuu doono ha noqdo.
Limited:faylal ayuu furi karaa laakiin awood
malahan waxkasto uu ku bedbedelo sida Administratorka oo kale
Sidee loo bedeli karaa Akoontigaada
1.
Riix Start ka dib Control Panel..
2.
Riix User
Accounts.
3.
Riix magaca
ka dib bedel magaca pick an account to change.
4.
waad bedeshay magacaad rabto u baxso.
Sidee furaha sirta loo sameeystaa (Create a password)
Waxaa riixaysaa Create a password
oo ah abuur furaha sirta ah
Riix furaha sirta sameeyso Create a password oo kutaala sawirka
kaaga muuqda hoosta What
do you want to change about your account. Oo ah maxaad rabtaa
inaad ka bedesho furahaaga sirta ah.
5.
kuqor furaha sirta kuu noqon lahaay tusaale: 123
oo kale Type a new password marlabaad
qor furaha sirta kuu noqonlahaay. Type the new password
again to confirm mar
kale ku qor furaha sirta kuu noqonlahaay.
Marka hadii aad iloow
badantahay oo aadan xasuusan Karin
Passworkaada waxaan ku qorankartaa
furahaaga sirta meesha u hoosaysa ee ay ku qorantahay Password hint, Ku qor halkaas furaha sirta
aad iloobayso Type a word or phrase to use as a password hint
kadib sii soco waxaad samaysatey furihii sirta ahaay Create
Password.
Sidee furaha sirta loo bedeli karaa
(Change my password)
1.
Waxaad riixaysaa
koontadaada in aad bedesho
pick an account to change.
2.
Riix bedel koontada
Change my password Riix bedel
furaha sirta ah What do you want to change about your
account. Maxaad kale
ayaad rabtaa inaad koontadaan ka bedesho.
3.
waxaad ku qoraysaa
furaha sirta hore aad isticmaali jirtay Type your current password.
Hada ku qoro furaha sirta cusub tusaale: 456 Type a new password
Mar labaad ku qor
furaha sirta Type the new password again to confirm. Mar labaad ku qor furaha sirta .
4.
Marka hadii
aad iloow badantahay oo
aadan xasuusan Karin Passworkaada waxaan ku qorankartaa
furahaaga sirta meesha u hoosaysa ee ay ku qorantahay Password hint ype a word or phrase to use as a password hint kadib sii soco
waxaad samaysatey furihii sirta ahaay Create Password..
Bedel isticmaalaha Switch User / Ka bax isticmaalaha Log off.
Waxaa laga tegaa halkaan hoos aad
ka aragto
1.
Riix Start ka
dib dooro Log off.
2.
Riix Switch User.
Waxay kukala duwan yihiin switch users
iyo logoff switchuser
waxaad degdeg uga baxaysaa faylashaada adigoo galaayo
koonto kale faylashaada macluumaadkaada way kuu furnaanayaan laakiin log off waa xir macluumaadka
iyo faylasha ii furnaay markaas ka dib ayaad koonto kale gali
kartaa adigoo kusoo laabanaayo meesha looyaqaan welcome
screen
1.
Riix Start
ka dib dooro op Control
Panel.
2.
Riix User Accounts.
3.
Riix ka dib
dooro bedel qaab loo soo
galo computerkaada Change the way users log on or off meesha
hoose riix Pick
a task.
4.
Dooro ama tag
meesha Select logon
and logoff options, Dooro Use the Welcome screen kadib dooro
Use Fast User Switching.
Sida
ay isu bedelaan Switch users:
5.
Riix Start ka dib dooro Control Panel.
6.
Riix User
Accounts.
7.
Riix ka dib dooro bedel qaab loo soo galo computerkaada Change the way users log
on or off meesha hoose riix Pick a task.
8.
waxaad tagtaa
adigii dooranaayo Select
logon and logoff options, Dooro Use the Welcome screen
kadib dooro Use Fast
User Switching.