system case

system case waa armaajada kumbiyuuterka ku dhisan yahay waa dhowr nooc ayuu u qaybsamaa oo kala ah sida hoos ku qoran

1-tower ka waa noocyo badan yahay waana armaajada istaaga ah sida sawirka kaaga muuqata

  • mini tower
  • big tower

2-Desktop waa computerada jiifka ee monitorka ladulsaaro

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore