Svga waa muuqaal curiye ama vidoecard waa kan kuu saamaxaayo
in computerka markii la daaro aad monitorka aad ka aragto muuqaal
quruxbadan
muuqal curiyaha wuxuu ku jiraa waxyaalaha nuxurka kumbiyuuterka
uusan ka maarmi karin (harde core) wuxuu noqdaa muuqaal curiye
labo nooc
Onboard fidiyowkaar ku dhegana motherboard ama ku dhuldhisan
motherboarka
Vidoecard ama waa mid kaar oo lageliyo (expensionslot) godadka
jeexjeexan oo motherboarka ku yaala waxayna ku xiranatahay nooca
muuqal curiyaha aad haysato tusaale :hadii godka uu galo Pci slot.ama
ISA slot Vesaslot,inkaastoo maanta ugu caansanyahay Pci slot

waxay kaloo ku kala duwanyihiin awood muuqaal curiyaha aad haysato
iyo qiimaha uu joogo sababtoo waxaa jiro vidoecard awood uleh
in tv,ama camera caadiga ku xirto sida muuqaal curiyah loo yaqaan
Geforce
waxaa kalo qasab ah driver (software )in uu lasocdo muuqaal curiyaha
ama windoowskaada waa in uu taageeri karo (support) hadii kale
waxaa la hubaa in muuqaal curiyahaada uusan sawir fiican soo gudbin
doonin.
waxaada qorshaha ku darsataa oo maskaxda ku haysaa (keep mind)
waa waxyaalaha ugu xalisa adag (trouble shooting) markii cilad
ku timaado hardware ama software muuqal curiyaha laakiin ninkii
qabiir ah waqti ku qaadanmayso
shirakadaha soo saara muuqaal curiyaha wey tira badan yihiin
lama soo koobi karo.
Tvcard
(telishinkaar)
waa kaar lageliyo computerka oo loogu talagalay in toos la isugu
xiri karo kumbiyuuterkaaga iyo telefishinkaada waa arin aad u
fiican wax kuu ogolaanayo in computerkaaga la shaqeeyo teleshinkaad
waa labo arimood
- inaad karkaan computerkaaga geliso(hardeware)tvcard
- inaad software uu wato ku dhexyaaciso computerkaaga
waxaa xiga waa inaad taqaano meesha laga sameeynaayo configurationka
faaidadiisa waa in wax kasto tv kasocda aad kumbiyuuterkaaga
ku kaysan karto
- in aad fiidiyoow aad dvd aad u bedli karto

- in barnaamish ka socda tv(telefishinka)aad computerkaaga ku
kaysan karto
- in camera aad toos ugu xirikarto computerkaaga hadana waxaad
duubaysa aad dvd ama cdrom ku sii duubi karto islamarkaas lama
soobi karo shaqada uu ku qabanaayo tv card waa u deymo la"aan
Wixii faahfaahin dheeraad
ah la xiriir Webmasterka
Riix
Halkaan
Ku
Noqo Bogga Hore