New connection to the internet(sameey xiriir cusub ee internetka)

Hadaad rabto inaad internet ku xiranto waxaad ubaahanysaa hadba noocaad donayso inaad ugu xiranto internet ma internet joogto ah maad rabtaa(permanent) mise mid aan joogto ahayn oo (temporary) haday sidaas tahay waxaad u baahanaysaa arimahaan soo socdo ee hoos ku qoran

  1. in kumbiyuuterkaaga moden ku jiro(internal) waa kaar gudaha computerka lageliyo oo gala Expension slotyada
  2. in kumbiyuuterkaaga ku xiranyahay Adsl(External)modem oo xawaarihiisa dheereyooo kaga xiran usb(universal serila bus)
  3. ama inaad isticmaalaysi cable(isdn)oo isagana xawaarihiisa waa dheereeyaa iyo tayadiisa way fiicantahay

Arimahaas aan soo sheegay waxay ku kala duwan yihiin qiimaha iyo tayada oo ah xaga xawaaraha (speedka) taas waa muhiin .

markaad rabto inaad ku xirto internet waa in modemka aad galisay uu shaqeynaayo isaga iyo software kiisa(driverskiisa)

ka dib waxaad tegaysaa waa hadaad winxpisticmaalayso start/allprogram/Accesories/comunication/new wizard intaas markaad marayso sawirkaan hoos ku sawiraan ee kuu muuqda si fiican u fiiri sawirka:

Halkaas waxaa ku qoran ku soo dhowoow xiriirka cusub aad samaynayso ee internetka ah

sawirkaan labaad wuxuu ka hadlaayaa waa ku xiran

(Connect to the internet) oo ah igu xir internet ka dib (next) oo ah sii soco dooro waxaa kuu imaanaysaa magaca modemkaaga

kadib sii soco waxaa kuu imaan doonto sawirkaan

 

waxaad ku qoraysaa shirkad aad internet ka gashay magaceeda ka dib sii soco waxaan kuu imaanayso daaqad lagu qori doono magacaada iyo (password) oo lanbarka sirta ee lagaa soo siiyey internet providerkaaga

 

 

 

 

ku qor magacaada iyo lanbarka sirta ka dib (next) sii soco waxaad arki doontaa sawirkaan

 

waxaad dooraysaa( finish ) waa dhamaatey waxaadna saxataa in desktopka muraayada computerkaaga in laguu dhigo

 

 

oo ah sax (Add ashortcut this connection to my desktop) meeshay ku qorantahay

 

sawirkaan waxaa kaag muuqda isp(internet service provider) iyo nooca modenka aad internet ku gali lahayd waxaana (by default) sida caadiga waxaa la dhigaa start/allprogram/controlpanel/internetconnection and network connection/network connection

Waxaad ku qoraysaa markaad rabto magacaada iyo lambarka sirta ah hadaad rabto dheh lambarka sirta ah ii kaydi oo ha i weydiinin mar kale markaas wixii kadanbeeya internet waad ku jirtaa ee inter explorerka hore ka riix

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore