Qolka kaalintaada iyo kumbiyuuterka

waa jadwalka casharad paltalk ee barashada computerka casharkaan waa biloow waxaana loogu talagalay barashada paltalk marka qofkii danaynaa waa kasoo qeyb gali karaa waan free course

waamaalmaha week endkaliya

maalinta saacadaha

sabtiga 19:00 holand time am uk time waa 18:00

waxaana leenahay kasoo wada qeybgal wacan waana qolka kaalintaad iyo computerka waxaana kaheli karta markaad paltalk soogasho

dooro Rooms/ kadib/ other/language/nationality/kadib/halkaas karaadso qolka

kaalintaad iyo computerka iyo barshada win xp waxaana halkaas noogu diyaar ah macalinkeena macalin calanleey

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore