waxaa
wax walba ka horeysa waa maxay Ip adrees?Ip adrees waxaa
loo soo gaabiyey internet protocol oo ah baratokool ay isku
afgartaan computerada internet ku xiran ama ku soo xirmi
doona .
waxaana
lagu ogaan karaa inaad tagto start / kadib / Run / ku qor
halkaas CMD waa hadaad isticmaalayso win2000/ama winxp kaliya
,laakiin hadaad isticmaalayso /win 98 ama win95/winme waxaad
ku qortaa Command kadib waxaad tegi doontaa daaqad madoow
oo Msdos oo aan ku farax gelin doonin
halkaas
ku qor : Ipconfig kadib riix enter
Microsoft
Windows XP [Version 5.1.2600]
C) Copyright 1985-2001 Microsoft Corp.
:\Documents
and Settings\isxaaq>ipconfig
indows
IP Configuration
thernet adapter Network Bridge:
Media State . . . . . . . . . . . : Media disconnected
PP
adapter somali:
Connection-specific DNS Suffix . :
IP Address. . . . . . . . . . . . : 284.111.14.209
waa kaas ipadreskaada.
Subnet Mask . . . . . . . . . . . : 255.255.255.255
Default Gateway . . . . . . . . . : 284.111.14.209
ama
waxaad Halkaas ku qori kartaa Ipconfig/all
*waxaa
kaloo laga ogaan karaa meel labaad oo ah in aad computerada
yar yar ee saaran saacada agteeda oo ah Tasbarka (looxa
hoose) moowska midig ku dhufo kadib ka dooro status
kadib kasii dooro details.kadib waxaa hoosta ku
qoran serverka ku siiye ip adreska iyo
client oo ah computerkaada kaas waaye ip adreskaadaa
.
*waxaana
laga ogaada ip adreskaada hotmailkaadaa imaylka laakiin
cashar keena kuma saabsana arinkaas.