Sidee ku ogaan karaa Ip Adrreeskayga

waxaa wax walba ka horeysa waa maxay Ip adrees?Ip adrees waxaa loo soo gaabiyey internet protocol oo ah baratokool ay isku afgartaan computerada internet ku xiran ama ku soo xirmi doona .

waxaana lagu ogaan karaa inaad tagto start / kadib / Run / ku qor halkaas CMD waa hadaad isticmaalayso win2000/ama winxp kaliya ,laakiin hadaad isticmaalayso /win 98 ama win95/winme waxaad ku qortaa Command kadib waxaad tegi doontaa daaqad madoow oo Msdos oo aan ku farax gelin doonin

 

halkaas ku qor : Ipconfig kadib riix enter

Microsoft Windows XP [Version 5.1.2600]
C) Copyright 1985-2001 Microsoft Corp.

:\Documents and Settings\isxaaq>ipconfig

indows IP Configuration


thernet adapter Network Bridge:

Media State . . . . . . . . . . . : Media disconnected

PP adapter somali:

Connection-specific DNS Suffix . :
IP Address. . . . . . . . . . . . : 284.111.14.209 waa kaas ipadreskaada.
Subnet Mask . . . . . . . . . . . : 255.255.255.255
Default Gateway . . . . . . . . . : 284.111.14.209

ama waxaad Halkaas ku qori kartaa Ipconfig/all

*waxaa kaloo laga ogaan karaa meel labaad oo ah in aad computerada yar yar ee saaran saacada agteeda oo ah Tasbarka (looxa hoose) moowska midig ku dhufo kadib ka dooro status kadib kasii dooro details.kadib waxaa hoosta ku qoran serverka ku siiye ip adreska iyo client oo ah computerkaada kaas waaye ip adreskaadaa .

*waxaana laga ogaada ip adreskaada hotmailkaadaa imaylka laakiin cashar keena kuma saabsana arinkaas.

 

Wixii faahfaahin dheeraad la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore