office microsoft waa maado ka madax banaan windoows
yada ay microsoft soosaartey waana barnaamish
keligiis u taagan oo leh noocyo kala duwan
saas daradeed dadka wey isku qaldaan office microsoft
waxaa loogu talagalay ina xafiisyada looga shaqaysto maadadaan
waxay kuu fulinaysaa waxaad danaynayso oo ay baahidaada tahay
(Version office ) jiilalka
kala duwan

office 95
office 97
office 2000
office 2002( office xp)
office 2003
imisa maado ayuu ka kooban yahay?
wuxuu ka kooban yahay shan maado mid kastana waa
in aad gooni u barataa kuwaasoo oo kala ah :
word (oo ay isticmaalaan arji
qorayaashaa)
Excel(oo ay isticmaalaan Bangiyadaha
iyo xawilaadlayaasha)
Acces( xawilaad layaasha iyo
xafiisyada baasaboorada bixiya)
Powerpoint oo ah xayeesiimaha
Frontpage (waxaad lagu sameeyaa
webpageyada)
marka maadooyinkaas waxay ku xiranyihiin adiga
iyo baahidaada.