Asc wr wb waa barashada buuga koowaad ee Madina Arabic Book1 wuxuuna ka kooban yahay 10 Cutub ( Chapter) wuxuuna bixi doonaa isbuucii hal maalin oo ah maalin khamiis saacada 18:00 NL Time Inshalaah