السلام عليكم ورحمة اللّه وبركاته

Asc wrwb waa koorsooyinka shirkada microsoft kuli waxay ku bixi doonaan inshalaah online kaliya hadaad u baahan tahay waxaad iska diiwaan galin kartaa Halkaan Riix 

Windows7

waxay u qaybsantaa noocyadaa kala duwan hoosta ku qoran

  • WINDOWS7 Starter
  • WINDOWS7 Home Basic
  • WINDOWS7 Home Premium
  • WINDOWS7 Professional
  • WINDOWS7 Enterprise
  • WINDOWS7 Ultimate
  • WINDOWS7 Enterprise ( Organition kaliya ayaa loo ogol yahay laakiin waad helaysaa 3 bil oo free ah ayeey ku siinaysaa hadaad tahay ardey waxbarasho ku jira ama qof raba inuu ogaado sida ay u shaqayso Enterprise waxaad dooranaysaa meesha ay ku qorantahay hoos GET Start Now >> Ka dooro 32 bit or 64bit kadib waxaa lagu weydiin doonaa emailkaada inaad soo gasho taas macnaheeda waa inay ogaato microsoft inta qof ee download gareysatey filekaas hana cabsan lagu xiri maayo dadka qaas ayaa waswaas ka qaba hadii emailkooda laweydiiyo ogsoonoow emailkaad isticmaashomicrosoft ayaa iska leh qof ka maarmi karo microsoft majiro waxaan ka hadlaayaa waana nimcooyinka allaah nasiiyey allaah ayaan uga mahadcelinaynaa marka kowaad , kadib waxaa mahadsan shirkada microsoft Fadlan ka degso halkaan >>Download