Asc wr wb waxaan halkaan idiinkugu haayna  barashada webdesign adigoo si sahlan ku baran karo adigoo gurigaada joogta marka hadaad u baahntahay macalin online ah Riix halkaan isna diiwaan gali inshalaah

A Content Management System (CMS) is a computer program that allows publishing, editing and modifying content as well as maintenance from a central interface. Such systems of content management .

CMS waa luuqada looyaqaano computer programing taasaa waxaay kuu ogolaanaysaa inaad wax ka bedbedesho ama wax ku darto ama aad gudaha u gasho faylal qaar ah .

CMS baryaahaan danbe waxaa aad u isticmaalo maadooyinka loo yaqaano websiteyada si fudud loogu dhiso oo aad ku samayn karto website meelkastoo dunida laga soo galo , taas waxaa sii dheer CMS wuxuu kuu ogolaayaa in dad qaarad kale joogo ay websitekaada waxay rabaan soo galin karaan , taasna waa tan sahashay in wixii soomaaliya daqiiqo kahor ka dhacay aad web ka hesho CMS waxaa isticmaalo maadooyinka

  • Joomla
  • WordPress
  • Drupel i.w.m
Waxaadna ku baran doonta mudo aad u gaaban 4 isbuuc ilaa 6 isbuuc ah  isbuuciina waa labo maalmood hadaad u baahan tahay faahfaahin dheeraad ah Halkaan ku dirso fariintaada inshalaah