Casharadda  Afsoomaaliga  

Casharadda  Afsoomaaliga  waxay ka kooban yihiin:

Buuga Koowaad - Book one

  1. Shaqal 
  2. Shibane
  3. Tirooyinka
  4. Alaabta fadhiga taalo
  5. Alaabta qolka jiifka taalo
  6. Alaabta jikadda taalo
  7. Alaabta musqusha  taalo
  8. Xayawaanaadka
  9. Gaadiidka laraaco
  10. Jirida reerka -Family tree
  11. Tiirarka islaamka
  12. Tiirarka imaanka
  13. Ixtraamka waalidka
  14. Sanadka hijriga
  15. Magac uyaalada
  16. Maalmaha
  17. Qolka cuntada
  18. Khariidada soomaaliya
  19. Jihooyinka
  20. Dhaqanka soomaaliyeed

Waalidiinta waxaan ogeysiinaynaa hadaad u rabto in caruurtaada afsoomali ay kuu bartaan oo aad hesho macalin online usoo fariista waxaad iska diiwaan galinaysaa Halkaan Riix