Asalaamu caleyku koorsadaan waxay ka koobantahay labo qaybood oo kala ah:

Waxaan kaloo ardeyda leeyihiin in ay websiteka Gudaha u galaan.

  1. Qaybta Barashada Biraha Computerka  (Hardware)
  2. Qaybta Softwareka ah (OS) 
  3.  Koorsada isbuucii Hal Maalin ayeey ka baxdaa Jimco  18:30 -21:00  fiidnimo NL Time