Asc wr wb walaalayaal waa koorso ku salaysan Theory baabuur wadista waxay ku baxaysaa luuqada Afsoomali iyo Af holandees marka ka faa"ideyso wacan .


Koorsada waxay ka koobantahay 1. Barashada Tabeelayaasha  2.Sharciyada Baabuurta 3.Imtixaanka 40 su"aalood Exam Training koorasada waxay bilaabatey bisha september 2016 waxaana la qaataa isbuucii labo maalmood marka ardeygii doonaay fadlan email ku soo dir fariintaada inshalaah.