memmory (Xusuus haye)

 

Memmory waxaa looqaybiyaa dhowr nooc laakiin waxaan ku soo gaabsanaayaa labo nooc.

laakin waxaa jiraa memmory tiro badan sida kuwa maanta ugu caansan DDR loo yaqaano ee suuqa yaalo marka waxaan soo qaadanaynowaa qaybta buuga A+ oo lasoogaabiyey

1-simm waa nooc ka samaysan maado qaali ah oowaana static oo aan heehaabin laakiin shirkada qaaligay ku diideen

suuqa maanta waa ku yaryahay.

2-Dimm waa kan maanta suuqa ubadan ee kumbiyuutarda cusub lagu gato wuxuu kasamysanyahay sim+dimm oola isku dhafay ama daray

waa dynamic oo dareere saas darteed waa ka raqiisan yahay simmka.

waxaad ogaata hadaad aad rabto computer inaad iibsato waa waxa ugu horeeya inaad ka fiirsato oo ah memmory ku jira kumbiyuuterkaad iibsanayo waa intee xawaarihiisa waxaa wanaagsan in uu noqdo mid aad u dheereeya xawaarahaas sida 512mb ram 1024mb iyo wixii ka badan.Halkan ka aqri

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore