Mcsa (Microsoft computer sytem Admis)

Waa maadada ugu dheer ee shahaado microsoft laga qaato waa maado muhiin ah inkastoo ay waqti dheer u baahntahay hadana waxay ku xirantahay qofka baranaaya iyo waqtiga uu qorshaysto waxayna ka koobantahay sidaan soo socoto

client site(loo adeegeyaasha) oo ah computero lagaliyey (os)operating system ama windoowsyadaa n kala ah

winnt4.0
win2000profisional

winxpprofional

 

serversite(u adeege) oo ah computero lagaliyey (os)

operating system ama windoowsyadaan kala ah

winnt4 server
windows2000server

windows2003server

 

markii lagaliyo windowsyadaas waxay kumbiyuuterdaas u

baahnaayaan configuration dheeraad si ay computeradas u noqdaan

doimein oo ay wax u maareeyn karaan iyo in scope laga sameeyo

si adreesyo u qeybiyaan arintaan waxaa fahmi kara qofkii network wax ka fahansan

*qasaaraha ay u leedahay microsoft ardeyda baranaysa uleedahay

isagoo wada maadadii hore ayaa microsoft waxay ku soo dulsaareysaa

windows cusub marka imtixaanadii nambarkiisa is bedelaayo markasta oo microsoft windows cusub soo saarto waxad ku qasbantahay inaad labo

imtixaan aad dib ugasho waana maado ubaahan in aad markasta uptodate ahaato oo waa in aad lasocoto prpduct cusub ee soo saartey microsoft

marka aad rabto hada oo lajoogo 2005 hadaad rabto inaad barato

maadooyinka microft waxaan kugulatalinaayaa inaad doorato

win2003 family

oo ka kooban win2003server oo client u ah winxp profisional.

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore