Folders And File

 

folder waxaa layiraahdaa waraaqaha jaalada ah oo computerkaaga (desktop) Muraayada saaran sida mydocument oo kale folderka waxbaa la guda galiyaa marka aad faylal ama galhoosaad aad gudo galiso waxaad u bahanaysaa inaad kal furfurto sida aad ukal fur furi karto waa labo xaaladood calaamada (+) macnaheeda waa waxbaa ka sii hooseeyo laakiin calaamada( - ) waa waxba kama sii hooseeyo waad joogtaa gunta folderka .sida caadiga ahna waxay ku xirantahay folderka aad rabto inaad furfurto xaguu yaalaa waxaa dhici karta in desktopka saaran yahay marka iska hubso folderka meeshuu yaalo si ay hoshu kuugu sahlanaato.

waxaa ii soo haray file waxaa layiraahdaa midka wax lagu qoro sida

wordpad ama notepad tusaale hadaan rabo inaa notepad wax ku qoro waxaad tagaysaa start/Run/halkaas ku qor NOTEPAd waxaa soo boodaysaa warqada aad wax ku qoran karto tusaale 2:/start/Run/ ku qor eraygaan Write waxaa soo boodaayo word pad kuwaasaa waxaa loo yaqaanaa file.

 

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore