Laptop waa computerada gacanta lagu qaato ama loo yaqaano
Notebook laptopka waa computer sahlan qaadashadiisa laakiin
qiimihiisa qaali ah sikastaba ha ahaato laptop waa computer
faaida u leh qofkii ardey ama macalin ah ama baayacmushtar
ah.
laakiin wuxuu leeyahay khasaaro khasaarihiisa waa qalabka
lagu dayactiro suuqa ka heli maysid waa inaad shirkadii
soo saartey loo celiyaa oo ay kuu soo samaysaa waxaan u
jeeda hadaad laptop iibsanayso isagoo cusub iibso ama laptopka
aad iibsanayso ha wato waraaqo ku sahli karo dib ugu celinta
shirkad soo saartey hadaad doonayso inaad ogaato shirkada
soo saarteylaptopkaad haysato marwalba wuxuu ku qoranyahay
laptopka dushiisa ee ka aqri halkaas waxaana kugu talinaayaa
hadaad iibsanayso laptop qalabyadiisa oo idil u dhamaystiran
oo aan waxbo ka maqneyn ka iibso?
shirkadaha soo saara laptop waa tira badan yihiin laakii
qaar kamid ayaan hoos ku xusaayaa waxaana kamid ah :
Waxaana iga talo iyo waana ah laptopka aad iibsanayso
waa in cajalooyinkii lagu soo iibsadey ay lasocdaan hadaadan
ka fiirsan markaad soo iibsanayso waxbadan waad fajici
doontaa oo taladayda mardanbaad xasuusan doontaa oo aad
waxba isla haynin.

Fiiro gaar ah: hadii Computer ama laptop lagaaga keeno
qaaradaha kale sida ameerika(U.S.A ama carabaha ama Afrika
) adigoo yurub jooga waxaa marka hore fiirisaa korontada
sababtoo ah korontada laga isticmaalo yurub iyo korontada
wadamadaas wey kala duwanayihiin korontada Europe
waa 230volt ama USA korontadeeda
waa 11oVolt iska jir marka hadii kale computerkaas
waa qarxaaya 100% ee saas ula socda.
Game
Pad
waa game ay caruurta ku cayaaraan oo computerada lagu xiro
waana shukaan(isteerso) ama isteerin waxa loo yaqaan oo
baaburka laga xukumo iyo sheelare oo ah gaaska cagta la
saaro oo dhaqaajiya gaariga saas darteed waxaa lagu xiraa
PC waxaana looga xiraa USB poort godka USB ah kadib waxaa
la bilaaba in lagu cayaaro waxaana lagu barbartaa sida gaariga
loo wado inkastoo ay jiraan dhowr nooc oo ay caruurta ku
cayaaraan laakiin kan wuxuu ka mid yahay noocyadaas aan
soo sheegnay faaidadiisa waa in cabsida uu ka bi"iyo
qofka barbaraayo gaari wadista maadama uu jar kaala dhacaayo
oo ad naxayso waxaana loogu talagalay caruurta hadana dadka
waaweyna waa ku ciyaari karaan hadii uusan yaraan tiisa
soo cayaarin .

Wuxuu leeyahay khasaare qofka weyn in waqtigiisa uu dilo
isagoo heli karo in wax kale kaga faaideysto aduun iyo aakhiroba.