3.waxaa muhiin ah inaad
taqaano shuruudaha windowsyada lagalin karo kumbiyuutrkaan
(HardwareRequirement) tusaale win98 waxaa qasab in xusuushayahay
RAM ka yahay 16MB
Hardisk 175Mb Free win98/winme
Processorka in uu yahay 486 dx ugu yaraa
4-waxaa kale muhiin ah hardeware dhanyahay
kadib waxaad samaysanaysaa opstartdisk oo aad computerka kasoo
kicinayso adigoo tegaaya bioska una sheegay in computerka
kasoo kaco floppy/ama/cdrom kadib waxaa kuu bilaabanayo windoowsgalinta
Wixii faahfaahin dheeraad ah
la xiriir Webmasterka
Riix
Halkaan
Ku
Noqo Bogga Hore