Outlook installing(sida loo rakibo outlook)
casharkaan waa qeyb kamid ah sameeynta ama rakibada labada
protocol pop3 iyo smtp oo ku xiran imaylka lagu soo diraayo
ama kaad diri laheyd ee csharkan ma ahan oulook express gebi
ahantiis
Waxaad furtaa outlook express kadib dooro tools kadib E-mailaccounts
Dooro "Een new e-mailaccount add"
ku soo dar akoonticusub
Riix "next". Bogga xiga
Waxaad doorataa
POP3 iyo kadib sii soco "
next"
Ku buuxi magacaada iyo emayl adresskaada E-mailadresin.
waa meesha imaylak laguu soo diro lagu soo hagaajiyo tusaale :pop3
ka socota smtp na ku socota hadii kale waraaqdaa wey dhumaysaa(pop3)",
ku buuxi shirkadaada tusaale: pop.somalicomputer.com
Hadii se imayl serverkaaga(imayl u adeegahaada) uusan gaabinin
malag yaabo in uu ku yiraahdo pototocolka SMTP-server
si gaar ah u isticmaal markaas waxad xaq u leedahay qolada kaa
kireysatey imayl adreskooda inaad isticmaasho.
Waxay ku qoreysaa imayl adreeska e-mail adres iyo password lambarada
sirta ah
Waxaad markasta u isticmaasha SMTP-server waa marka aad isticmaalayso
Outlook kaliya laakiin hadaan isticmaalayo uma baahni hotmail
ama yahoo
ogoowna waxay markasta saamaeeyn ku leedahay
wadankaad joogt iyo internet qoladaad ka kireysatey tusaale :hadaad
uk joogto waa in aad uk u danbeeysisaa sida SMTp.Aol.uk
Riix "More Settings"
Dooro outgoing server en daarna outgoing server (SMTP) vereist
verificatie. Riix "OK".

Dooro oo sii soco"Next".
Riix waa dhamaatey "
Finish"
.
Protocolkaan wuxuu isticmaalaa godka ama poort 25
hadaad
rabto poort
waxaad ka dhigan kartaa 2525 dhina serverkaada
Dooro avanceerd. Ku qor "outgoingserver
(SMTP)" 2525 in.
Riix kadib "OK".
Waan dhameeynay sida aad outlook express urajiistaraysanlahaydmarkaad
rabto in waraaq laguugu soo diro xaaladahaas
aan soo
sheegnay waainaad soo martaa waxaana rajaynaya inaan kawada
faa”ideeysan doono.
Wixii faahfaahin dheeraad ah
la xiriir Webmasterka
Riix
Halkaan
Ku
Noqo Bogga Hore