floppy Disk

 

floppy disk waa cajalada sawirka kaaga muuqato waxaana lagu kaydsadaa macluumaadka

muga ay wax keeydinkarto way kala cufwayn yihiin kuwo waawey ayaa jiray waagii hore oo qaada 720kb kaliya ama kuwa maanta la isticmaalo waxay qaadaan 1.44mb oo labo jibaar keeda ah kuwii hore saas daradeed wali dadka waa ku filaan la"aan la"a dahay sababtoo ah waxay dadka rabaan in ay macluumaad tiro badan meel kale u raraa ama u guuriyaan .

waxaana lagu magacaabaa Removeable disk oo aan cajal meel walba looqaadan karo

waxyaalaha ugu fiican ee ay kuu qaban karto waa

  • inaad macluumad yar ku kaydsato
  • in aad bootdisk ka dhigato oo computerda kusoo kiciso
  • inaad system file ku kaysato i.w.m

Qasaraheeda waa in hadii cajalada kasoo qaadatay saaxibka uu computerkiisa Virus ku jiray waxaa dhicikarta in virus ku reebto computerkaada waa waxyaalaha ugu fudud waaye saas daradeed wax la isugu gudbin karo si fudud saas daraadeed shirkadaha aad bay uga feejigan yihiin badanaa ma aqbalaa cajaladaas oo kale in aad computeradooda gashato,laakiin maanta waxaad u maleeysay inay suuqa ka sii baxaayaan oo waxaa soo baxay aalado kale oo wax lagu kaydin karo sida usb hardisk iyo ku kale oo badan oo aan halkaan ku soo koobi karin.

 

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore