Waxaan Halkaan ku Baranaynaa
Sida Qol sida loo furo.
Sawirka1

waa step1 markaad rabto inaad qol furto
waana qolka10 qof qaada ama
ilaa 200 qof ilaa 250
Sawirka2

>Brows
Rooms aad taqaano kadib somalia kasii dooro
Sawirka3

>Waa qolkaad
rabto inaad gasho tusaale ahaan islamic dacwah center
waxaad sameysaa
Moowskaada midigta kudhufo Qolkaad Adminka katahay
ka dib waxaa kuu
soobixi doona sadex xaaladood(option)
1-Add
My Favorite
2-Join
Room.
3-Join
As Admin(Waa tan hada Sawirka xiga.
Sawirka4

>Ku qor fadlan magaca qolka lagu
furey Sida Tusaale :Calanleey oo kale
kadib waxaad ku qorey Xarfihii uu ku siiyey Room ownerka
kama badan karaa{Ugu yaraan Waa 4Nambar ilaa
9 nambar tiro ah.
Sawirka5

waa markaad tagto
paltalk home kadib Details:
Sawirka6

>Sawirka waxaa
kaaga muuqda waa sida qolka loo sameeyo.
Meesha Name:
kuqoran yahay waxaad ku qoreysaa Qolka Magaciisa tusaale:
Qolka
Somali It.
Description
:Waa meeshaad ku qori lahay qoraalka soodhoweynta.
Sawirka7

>Category:
Waxaad kadhigtaa
Africa waa xadaad doonayso qolalka soomaliad
meesha soo booqdaan
inaad ka dhigto laakiin adiga qolka sameysanayso
ayeey ku taala
halkaad ugu talogashay qolkaaga in lageeyo.
>Language:Dooro
luuqadaa rabto oo aad ku hadashaan satnder u daa english
maadama afsomali
kujirin.
>Rating:Waxaad
geynaysaa xarafka G
>Keywords
:Waa qoraal gabaan ayaad isga qori kartaa oo aad ku
kala saareyso
cinwaanka qolka
iyo qoraal kuu gaar ah
>Save
My Changes: Waa keydi waxa aan qwax
kabedelay ama hadda sameeyey.
Sawirka8

>Send
me an Email:Sawirkaan waxaa kaaga muuqda
oo ah Email: isoo dir wax kasto
oo qolkayga laga bedbedeloemailkaas
weli wixii cusub ay la socdaan.
>Welcome
Massage:Waa qoraalka markuu qofka qolka
soogalo uu arki karo sida sharciyad qolka u yaala iyo
wixii in formation ee qolkaas leeyahay ayaa lagu qoraa
halkaas.
>Lockword:Waa
marka aad rabto qol 10 qaado oo casharo qaas ah lagu
qaato ama aad danoqaas ku qabsataan adigoo qofna aadan
siini koodahaas qofka uusan soogali karin.
waaqol nambaro sir ah lageliyo oo ka
kooban tiro{0 Eber ilaa Sagaal 9} ama Xarfaha{A ilaa
xarafkaZ}
marka qolkaas wuxuu noqon doonaa qol
nambar kaliya lagu soogalo.
Sawirka9

>Sawirkaan
waxaad u jeedaa
Anyone who knows the admin code: ma
ahan i n loo daayo qofkastaa iska soo qaadan karo adminka
saas daradeed markaad qol fureyso security iska ilaali
inslh .
waxaad ka dhigta
kan hoos geey kaas ayaa lahubaa hadaad geyso qof aadan
adiga admin kadhigin masoo qaadan karo adminka.