windows Media 9
Windows media waa barnaamish qaabilsan in wax
lagu dhagaysankaro oo windoowska ku dhex jira wuxuu furaa wixii
media oo ku dhammaado wva,iyo mp3 saas
daraadeed waxaa jirta in ay markasta microsofta ay bedesho version
ka windows mediyaha marka hadaad u baahato waa ina soo download
garaysato waxaana loo yaqaana Media 9 waa win2003
family
sida aan wada naqaano idaacadaha
waxaa lagu dhagaystaa Real player sida bbc da
marka barnaamish real player ka ( Convert
oo ah ma u bedeli karo ) oo waxaan ujeedaa barnaamish realplayer
aad ku soo download garaysatey ma furi karo win mediyah haduusan
ahayn Mp3 ama uusan ahayn realpalayerkaaga (fullversion)
saad lasocoto fullversion ka waa lacag ee (free, lacag la"aan
) ma ahan

halkaan kasoo dejiso hadaad u baahato new version
kan microsoft waa free ee lacag ma ahan