Windows
automatic Update
macnaheeda
waa in aad windoows kuugu jiro computerka waa in uu la xiriiraa
shirkada soo saartey windoowskaada sida wixii cusub ee suuqa soogalay
laguugu sheego sida ay kugula talinayso microsofta taas waxay
kuu faaidaynaysaa dhibaatooyin ku dhici lahaay computerkaaga ayeey
kaa difaacaysa sida Virus yada cusub i.w.m.
Windoows
Update waxaad samay kartaa kaliya hadii windoowskaad uu original
yahay
haduu
koobo(copy) yahay magula talinaaye inaad windows update sameyso
arimo
badan oo jira awgeed .
halkeen
kasamayn karaa windoows update fiirso sawiradaan hoos kuyaala

sawirkaan
waa murayada(looxa) hoose ee loo yaqaan taskbar meeshaas riixaysaa
ka
waxaa bilaabanaayo wizard ama saaxiib kula shaqaynaay. oo ah sawirka
xiga

Kadib
waxaad riixaysaa sii soco (Next) ama kan ku xiga wuxuu kula aadi
doonaa www.microsoft.com ka dib suaalaha lagu waydiin doono kajawaab
kadib waxay samaynaysaa Shirkada microsoft scanning oo ah dulamarid
windoowskaada in uu sax yahay inkale hadii sax yahay waa lagu
siin wixii cusub haduusan sax ahayn waa laguusoo diidi mana helaysid
update cusub wixii dheeraad tag website windoows ka kuugu jiro
noocuuu yahay.

sawirkaan
wuxuu ka hadlaaya sade arimood oo kal ah:
1-Ha
i waydiinin windows update automatik usameey waa ha ila tashan.kadib
riix ok waa hadaad ka kowaad geyso tana waxay u wanaagsantahay
qofka windows orginal haysto.
2-I
waydii ka hor inataada samaynin windows up hada i waydii hadaad
rabto wixii windows update inaad computerkayga ku yaaciso. kadib
riix ok waa hadaad ka labaad geyso
arintaan
labaad waxay ufiicantahay qofkaan windows sax ahay in uu geeysto
fiican.
3-waa
dami yeysan daarnin windoows Automatic update ee hadii aan rabo
oo u baahdo anigaa gacan ku samaysnaayo. kadib riix ok waa hadaad
ka sadexaad geyso.

Sawirkaan
wuxuu ku tusaayaa meesha laga daminaayo windows up.
*Waxaad
ka samay kartaa windoows update sadex meel waxaan ka hadlayna
waa windoows xp
1-Star
/ kadib /Help / Ka dib /windows update
2-Start
hoosteeda Tasbar(looxa hoose)riixaysaa waa Windows Update
3-MY
Computer /Mooska Midig /Properties /kadib
riix / Automatic Update
Wixii faahfaahin dheeraad ah la
xiriir Webmasterka
Riix
Halkaan
Ku Noqo Bogga
Hore